Ookiyaale uu xiran jiray halgamaagii Mahatma Gandhi oo lacag waali ah lagu iibsanayo

Mid ka mid ah Ookiyaalihii uu xiran jiray halgamaagii reer Inida ee Mahatma Gandhi ayaa todobaadka dambe lagu xaraashi doonaa Suuq xaraash oo ku yaalka magaalada Bristol ee dalka Britain. Shaqaale ka tirsan East Bristol Auctions oo ah xarun agabka qadiimka ah lagu xaraasho ayaa muraayaddaa Isniintii ka helay baqshad ay ku jirtay oo la … Continue reading Ookiyaale uu xiran jiray halgamaagii Mahatma Gandhi oo lacag waali ah lagu iibsanayo